HomeWararSawirro:-Shir muhiim ah oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Shir muhiim ah oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ka shaqeynta iyo Ansixinta qorshaha u adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya sida abaaraha, Daadadka iyo dagaalada ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa urur goboleedka IGAD Islamarkaana ay ka qeybgaleyn Wasiirka wasaarada, xubno ka socday IGAD iyo qaar kamida wasaaradaha dolwadda. Xubnaha shirka ka qeyb galay  ayaa is weedaarsaday […]

- Advertisement -

Ka shaqeynta iyo Ansixinta qorshaha u adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya sida abaaraha, Daadadka iyo dagaalada ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa urur goboleedka IGAD Islamarkaana ay ka qeybgaleyn Wasiirka wasaarada, xubno ka socday IGAD iyo qaar kamida wasaaradaha dolwadda.

Xubnaha shirka ka qeyb galay  ayaa is weedaarsaday doodo iyo tallooyin ku saabsan hagajinta iyo ansixinta qorshaha u adkeysiga aafooyinka oo muhiim u ah bulsahada soomaaliyeed, Iyadoo shirka waxa kasoo baxa ee la ansixiyana ay qeyb ka noqon doonaan qorshaha guud ee IGAD ee u adkeysiga aafooyinka.

- Advertisement -

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa  Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shirka daahfuray ayaa sheegay in ka qeybgalayaasha ay Masuuliyad weyn ka saarantahay hagaajinta iyo ansixinta Istaraatiijiyadda u adkeysiga aafooyinka oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan xoolo dhaqatada, Beeraleyda, Kalluumeysatada   iyo dadka reer guuraga ah, si ay uga gaashaantaan Abaaraha, Daadadka, Dagaaladda iyo Musiibooyinka dabiiciga ah.

Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa dhinaca kale tilmaamay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka go’antahay garab istaaga dadka reer guuraaga ah oo la kumo dhibaatooyin kala duwan oo dhanka abaaraha ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories