HomeWararSawirro:-Hoggaamiye Burcad soo xirtay dharka Haweenka oo ku fashilmay inuu baxsado

Sawirro:-Hoggaamiye Burcad soo xirtay dharka Haweenka oo ku fashilmay inuu baxsado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabo Clauvino da Silva laguna naanayso Gaabow” ayaa isku dayey inuu ka baxsado Xabsiga Gericinóoo ku yaallo Galbeedka magaalladda Riyo De Janeeriyo ee dalka Brazil. Ninkaasi ayaa la sheegay inuu soo xirtay labiska gabadhiisa oo ku soo booqatay Xabsiga, kadibna uu isku tijaabiyey inuu sidaas kaga baxo Albaabka Weyn ee Xabsiga. Qorshihiisa waxa uu ahaa inuu gabadhiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabo Clauvino da Silva laguna naanayso Gaabow” ayaa isku dayey inuu ka baxsado Xabsiga Gericinóoo ku yaallo Galbeedka magaalladda Riyo De Janeeriyo ee dalka Brazil.

Ninkaasi ayaa la sheegay inuu soo xirtay labiska gabadhiisa oo ku soo booqatay Xabsiga, kadibna uu isku tijaabiyey inuu sidaas kaga baxo Albaabka Weyn ee Xabsiga.

- Advertisement -

Qorshihiisa waxa uu ahaa inuu gabadhiisa 19-jirka ah kaga tago gudaha Xabsiga, balse, Ilaaladda Xabsiga ayaa waxay qabteen isagoo ka gudbi lahaa Albaabka Weyn ee laga baxo.

Xoghayaha Maamulka Xabsiyadda Riyo De Janeeriyo waxa uu soo saaray Sawiro muujinaya Hoggaamiyaha la qabtay oo xiran labiska gabadhiisa, timo dhaadheer oo Artifishal ah iyo shaar ku sawiran Kackac.

Waxaa kaloo la soo bandhigay Muuqaal Video iyadoo  uu iska bixinayo timihii uu soo xirtay iyo qaar ka mid ah dharkii uu xirnaa.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Burcadda ee  Clauvino da Silva “Gaabow”  waxaa la sheegay inuu ka tirsan yahay Hoggaanka Burcadda loo yaqaano Taliska Gasaanka (The Red Command), kuwaasi oo ah kooxda ugu awoodda badan Kooxaha Dembiilayaasha ee ka dhisan dalka Brazil ee ka shaqeeya inay Daroogadda u soo tahriibiyaan qeybo ballaaran oo ka mid ah magaalladda Riyo De Janeeriyo ee dalkaasi.

Maamulayaasha Xabsiyadda waxay sheegeen inay Hoggaamiyahaasi u wareejiyeen Xabsi Ammaankisia aad loo ilaaliyo, wuxuuna wajihi doonaa cunaqabatayn ganaax ee dhinaca Anshaxa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts