HomeWararMaxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo saakay xukun Dil ah fulisay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo saakay xukun Dil ah fulisay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab. Ragga la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Canshuur Cusmaan Abuukar iyo Maxamed Cali Borow,kuwaasi oo dilal iyo qaraxyo ka geystay Magaalada Muqdisho,isla markaana ay ku dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed. Horay ayaa Xukuno dil ah […]

- Advertisement -

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab.

Ragga la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Canshuur Cusmaan Abuukar iyo Maxamed Cali Borow,kuwaasi oo dilal iyo qaraxyo ka geystay Magaalada Muqdisho,isla markaana ay ku dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Horay ayaa Xukuno dil ah ugu soo rideen heerarka Kala duwan ee Maxkamadaha Ciidanka Qalabka sida balse Saaka Aroortii hore ayaa lagu toogtay Fagaaraha Cadaalada ee Toogashadu ka dhacdo ee Muqdisho.

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa May 20, 2019-ka Xukun Dil ah ku riday Labadan ka tirsan Alshabaab oo racfaan ka soo qaatay xukunkii Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee ahaa dilka toogashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories