HomeWararFaah Faahin:-Sarkaal lagu dilay Magaalada Muqdisho

Faah Faahin:-Sarkaal lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Isgoyska Suuqa Siinaay ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee dowladda xili uu halkaas ku sugnaa. Dad ku sugan Suuqa Siinaay oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in rag dhalinyaro ah ay toogteen Sarkaalka,isla markaana ay isku dayeen inay baxsadeen,hayeeshee […]

- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Isgoyska Suuqa Siinaay ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee dowladda xili uu halkaas ku sugnaa.

Dad ku sugan Suuqa Siinaay oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in rag dhalinyaro ah ay toogteen Sarkaalka,isla markaana ay isku dayeen inay baxsadeen,hayeeshee mid kamid ah raggaas Ciidanka Booliska dowlada halkaas ka Agdhawaa gacanta ay ku dhigeen.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa goobta uu falka ka dhacay ka qaaday Meydka Sarkaalka ka tirsanaa Ciidamada kuwa Canshuurta qaada ee Mnashiibiyada.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Ciidamada ay baaritaano ka wadan nawaaxiga Isgoyska Suuqa Siinaay ee Magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiliyada qaar ka dhaca dilal qorsheysan,kuwaasi oo ay geystaan ragga ku hubeysan Bastoolaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories