HomeWararDEGDEG: Ku-dhawaad 20 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Qaahira

DEGDEG: Ku-dhawaad 20 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Qaahira

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ugu yaraan 19 qof ayaa geeriyootay, 30-kalena wey ku dhaawacmeen qarax ka dhacay duleedka Machadka Kansarka oo ku yaalla Bartamaha Qaahira. Hadal-qoraal oo ay Wasaaradda Caafimaadka soo saartay Waaberigii hore ee saakayto oo Isniin ah ayaa lagu xaqiijiyey inuu qaraxaasi ka dhashay, kadib, markii uu gaari ku socday seed kale uusan lahayn uu si xawli […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 19 qof ayaa geeriyootay, 30-kalena wey ku dhaawacmeen qarax ka dhacay duleedka Machadka Kansarka oo ku yaalla Bartamaha Qaahira.

Hadal-qoraal oo ay Wasaaradda Caafimaadka soo saartay Waaberigii hore ee saakayto oo Isniin ah ayaa lagu xaqiijiyey inuu qaraxaasi ka dhashay, kadib, markii uu gaari ku socday seed kale uusan lahayn uu si xawli ah ugu dhacay 3 gaari, taasi oo sababtay inuu ka dhaco qarax xooggan oo olol watay

- Advertisement -

Muuqaal baraha Bulshadda si toos ah loo soo dhigay ayaa laga dheehan kara GaadiidkaDab-damiska oo ku hawlan inay xakameeyaan dabka oo khasaaro u geystay dhowr gaari.

Dacwad-oogaha Guud ee dalkaasi ayaa sheegay in la baarayo waxa sababay shilkaasi, balse ma jiro hadal rasmi ah oo muujinaya inuu Qaraxu ahaa Weerar.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo la hadlay Tleefishinka Al-jazeera ayaa sheegay in ka socota Dacwad-oogista, Shaybaarka Dembiyadda iyo Khubarada Miinooyinka gaareen goobta uu ka dhacay Qaraxa ee Koonfurta Qaahira.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories