HomeWararWafdi ka socda IGAD oo gaaray Magaalada  Kismaayo iyo kulamo ka socda

Wafdi ka socda IGAD oo gaaray Magaalada  Kismaayo iyo kulamo ka socda

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland Wakiilka Urur Gobaleedka IGAD ee Soomaaliya,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr Maxamed Guyow iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland iyo xubno kale. Madaxweynaha Jubbaland […]

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland Wakiilka Urur Gobaleedka IGAD ee Soomaaliya,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr Maxamed Guyow iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland iyo xubno kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Wakiilka IGAD ayaa Caawa lagu soo waramayaa in kulan uu uga socdo Guriga Martida Magaalada Kismaayo.

Kulanka u dhexeeya labada dhinac ayaa looga hadlayaa arrimo kala duwan oo ay qeyb ka yihiin arrimaha Doorashooyinka maamulkaas.

Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr Maxamed Guyow ayaa la shaaciyay in Kismaayo uu joogi doono muddo saddex maalmood,waxaana inta uu halkaas ku sugan yahay la filayaa in kala duwan uu la qaato Madaxda kala duwan ee Jubbaland iyo Waxgaradka.

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ayaa dhawaan lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories