HomeCaalamkaSawirro:-Toogasho dad lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka

Sawirro:-Toogasho dad lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 20 qof ayaa gereiyootay, 26 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii uu hubeysan uu rasaas la beegsaday boqolaal qof oo ka dukaamaysanaysay Dukaan ay leedahay Shirkadda caanka ee Walmart oo ku yaalla magaalladda El Passo ee Gobalka Teksas ee dalkaasi. Saraakiisha ayaa sheegay inay Toogashadaasi ka mid tahay kuwa ugu dhimashada badan ee ka dhacay dsalkaasi, iyadoo dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 20 qof ayaa gereiyootay, 26 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii uu hubeysan uu rasaas la beegsaday boqolaal qof oo ka dukaamaysanaysay Dukaan ay leedahay Shirkadda caanka ee Walmart oo ku yaalla magaalladda El Passo ee Gobalka Teksas ee dalkaasi.

Saraakiisha ayaa sheegay inay Toogashadaasi ka mid tahay kuwa ugu dhimashada badan ee ka dhacay dsalkaasi, iyadoo dadka la dhawaacy da’dooda u dhexeyso 2-jir ilaa 80-jir.

- Advertisement -

Boliska waxay gacanta ku dhigeen Ninkii geystay Toogashadaasi, oo magaciisa lagu sheegay Batrik Kurusius oo 21-jir ah, kaasi oo ka  soo jeeda magaalladda Allen ee isla Gobalka Teksas.

Saraakiisha Boliska waxay sheegeen inuu Eedeysanaha qoriga AK 47 u adeegsaday Toogashadaasi.

Dhinaca kale, ugu yaraan 3 Muwadain oo u dhalatay dalka Meksiko ayaa ka mdi ah dadka lagu dilay Toogashadaasi, sida uu sheegay Madaxweynaha dalkaasi, Andres Manwal Lopes.

- Advertisement -

Sidoo kale, Madaxweyne Donald Trumo waxa uu bartiisa Twitterka soo dhigay inay Toogasho xanuun badan ka dhacday El Paso, wararkuna ay yihiin kuwo aad u xun, dad badan ayaa la dilay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts