HomeCaalamkaSawirro:-Nuqul ka mid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka oo Kun sanno ka hor...

Sawirro:-Nuqul ka mid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka oo Kun sanno ka hor la qoray oo la helay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka ee dalka Turkiga waxay sheegeen inay soo heleen Kitaab Qur’aanka Kariimka oo far-guri lagu qoray, kaasi oo lagu qabtay Koox tahriibisa waxyaabaha qadiimiga ee qiimaha leh.

Kitaabkaasi oo laga farsameeyey Maqaarka Xayawaanka Gooddirka ayaa lagu soo qabtay Degmadda YataÄŸan ee Gobalka MuÄŸla ee Koonfurta dalkaasi, sida ay sheegeen Ilo dhanka Ammaanka saqdii dhexe ee xalay.

- Advertisement -

Labo Eedeysane oo qorsheynayey inay iibiyaan Kitaabka Qadiimiga ayaa lagu xiray Hawlgal ay Ciiddanka Ammaanka qaadeen.

Dhinaca kale, Hawlgalkaasi waxay Ciiddanka ku soo qabteen qori aan sharciyeysnayn iyo matoorada gaadiidka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories