HomeCaalamkaDEG DEG:-Toogasho labaad oo ka dhacday Maraykanka

DEG DEG:-Toogasho labaad oo ka dhacday Maraykanka

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ugu yaraan 9 qof ayaa geeriyootay, 16 kalena wey ku dhaawacmeen Toogasho ka dhacday magaalladda Dayton ee Gobalka Ohio ee dalka Maraykanka.

Toogashadaasi oo ah tii 2-aad wax ka yar 24-saacadood ayaa waxay Waaberigii hore ee saakayto ka dhacdat Bartamaha magaalladda Dayton.

- Advertisement -

Qoraal ay Boliska magaalladda Dayton soo dhigeen Bartooda Twitter-ka ayey ku sheegeen inay Toogashadaasi bilaabantay abaarihii 01-dii iyo 22 daqiiqo ee saqdii dhexe ee xalay ee Xilliga Maraykanka.

Boliska waxay sheegeen in la dilay Ninkii dilka geystay oo isaga horey u dilay 9 qof oo rayid ahaa, iyadoo ugu yaraan 16 qof oo dhaawacmay la dhigay Isbitaalo ku yaalla Dayton.

Toogashadan ayaa timid, saacado kadib, markii ay Toogasho Wadareed ka dhacday magaalladda kale ee El Passo ee Gobalka Teksas, iyadoo lagu dilay ugu yaraan 20-qof, laguna dhaawacay 26-kale.

- Advertisement -
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories