HomeWararDEG DEG:-Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Boosaaso

DEG DEG:-Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow uu dhacay qarax Xoogan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxaas uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso,isla markaana lala eegtay Gaari uu la socday Wasiirkii hore ee Qorsheynta dowlad Goboleedka Puntland Shire Xaaaji Faarax xili uu marayay Hotelkii […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow uu dhacay qarax Xoogan.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxaas uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso,isla markaana lala eegtay Gaari uu la socday Wasiirkii hore ee Qorsheynta dowlad Goboleedka Puntland Shire Xaaaji Faarax xili uu marayay Hotelkii hore ee Ramaada ee ku yaalla Magaalada Boosaso.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Puntland ayaa gaaray goobta uu qaraxa uu dhacay,kuwaasi oo xiray Aaga,waxaana hakad ku jiray ganacsigii Nawaaxigaas ka jiray.

Weli si rasmi ah looga oga Khasaaraha ka dhashay qaraxaas ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories