HomeWararAkhriso:-Wararkii ugu dambeeyay Aaska Qaran ee Eng. Yariisow

Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay Aaska Qaran ee Eng. Yariisow

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow ayaa Maanta waxaa Aas heer qaran ah loogu sameeyn doonaa Qabuuro ku yaalla dugsiga tababarka Ciidamada Booliska General Kaahiye. Salaada Janaasada Meydka Eng. Yariisow ayaa waxaa lagula tukaday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho,isla markaana waxaa ka qeyb galay  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka […]

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow ayaa Maanta waxaa Aas heer qaran ah loogu sameeyn doonaa Qabuuro ku yaalla dugsiga tababarka Ciidamada Booliska General Kaahiye.

Salaada Janaasada Meydka Eng. Yariisow ayaa waxaa lagula tukaday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho,isla markaana waxaa ka qeyb galay  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Ra’iisul Wasaare Kheyre,Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka iyo Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan dowladda iyo boqolaal shacab ah.

- Advertisement -

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qaraxii dhawaan ka dhacy Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Dugsiga tababarka Ciidamada Booliska General Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ku sugan Madaxda ugu Sarreysa dowladda Soomaaliya iyo boqolaal shacab ah,kuwaasi oo ka qeyb galaya Aaska Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories