HomeWararSishilis oo Cambaaraysay Go’aan ay Somaliland ku sii daayeen Burcad-baddeed

Sishilis oo Cambaaraysay Go’aan ay Somaliland ku sii daayeen Burcad-baddeed

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Maamulayaasha dalkaasi waxay cambaareeyeey Tallaabadii Somalia ee lagu sii daayey 19 Burcad-baddeed aan dhamaysanin Xukunadii lagu riday. Qoraal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Sishilis ayaa lagu sheegay inay Maamulka Somaliland ay Khamiistii la soo dhaafay sii daayeen 19 Maxbuub oo ay horey Maxkamad ku taallo Sishilis ay Burcad-baddeedkaasi ku kala xukuntay Xabsi kala […]

- Advertisement -

Maamulayaasha dalkaasi waxay cambaareeyeey Tallaabadii Somalia ee lagu sii daayey 19 Burcad-baddeed aan dhamaysanin Xukunadii lagu riday.

Qoraal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Sishilis ayaa lagu sheegay inay Maamulka Somaliland ay Khamiistii la soo dhaafay sii daayeen 19 Maxbuub oo ay horey Maxkamad ku taallo Sishilis ay Burcad-baddeedkaasi ku kala xukuntay Xabsi kala ahaa 30-sanno, 36-sanno iyo 43 sanno.

- Advertisement -

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Badaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sishilis, Iyan Madeleine ayaa sheegtay inay la yaabeen Go’aanka Somaliland iskeeda u qaadatay, iyagoo aan Dowladda Sishili kala tashanin sii-daynta Burcad-baddeedaasi.

Waxay intaasi ku dartay in Go’aanka Somaliland xagal-daacinayo dadaalka Beesha Caalamka ee lagu xakameynayo Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia.

19-ka Burcad-baddeed ee ay Somaliland sii daysay ayaa la sheegay in sannadkii 2012-kii lagu soo wareejiyey Somaliland, kadib, markii ay Sishislis iyo Somaliland kala saxiixdeen Heshiis Is-afarad sannadkii 2011-kii, si Burcad-baddeeda Soomaalida ee lagu xukumo Sishilis ay xabsiyadooda ugu dhamaysan lahaayeen Xabsiyadda Somaliland.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey Burcad-baddeeda la sii daayey, kuwaasi oo shalay dib ugu laabtay magaalladda Gaalkacyo o oay Deegaan ahaan ka soo jeedaan.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories