HomeWararMeydka Guddoomiyihii G/Banaadir oo Maanta la keenayo Muqdisho

Meydka Guddoomiyihii G/Banaadir oo Maanta la keenayo Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa saacadaha soo socda la filayaa in laga soo dejiyo Meydka Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow oo ku geeriyooday dalka Qatar,kadib dhaawac Culus oo kasoo gaaray Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir. Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan Guddiga loo xilsaaray […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa saacadaha soo socda la filayaa in laga soo dejiyo Meydka Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow oo ku geeriyooday dalka Qatar,kadib dhaawac Culus oo kasoo gaaray Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan Guddiga loo xilsaaray Aaska Qaranka ee loo sameynayo Cabdiraxmaan Cumar Cismaan,waxaana Caasimadda ka socda qaban qaabada Aaskiisa.

- Advertisement -

Madaxda ugu sareeysa dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb geli doona Aaska Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho oo u geeriyooday dhaawac Culus oo kasoo gaaray qaraxii 24-ka Bishii la soo dhaafay ka dhacay Xarunta maamulka Gobolka Banaadir xili uu socday Shir looga hadlayay amniga Caasimadda.

Ammaanka guud ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,waxaana la xiray inta badan Wadooyinka Magaalada,iyadoona ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories