HomeWararQarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso,isla markaana waxaa lala Eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya gaar ahaan kuwa CID-da xili […]

- Advertisement -

Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso,isla markaana waxaa lala Eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya gaar ahaan kuwa CID-da xili ay marayeen wadada Afisyooni.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in qarax ay maqleen rasaas xoogan,taasi oo la ogeyn Khasaaraha ay geystay.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxii Caawa ka dhacay Wadada Afisyooni.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories