HomeWararXukun lagu riday Rag loo heystay dilal ka dhacay Boosaaso iyo Muqdisho

Xukun lagu riday Rag loo heystay dilal ka dhacay Boosaaso iyo Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo gaba-gebeysay eedaha loo heystay rag lagu eedeynayay in ay dilal ka geysteen Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso kuwaas oo qaarkood la sheegay in ay ka tirsanaayeen Kooxaha Daacish iyo Alshabaab. Maxamadda Ciidanka qalabka sida ayaa Aadan Maxamed Cali waxa ay ku xukuntay dil toogasho ah iyada oo ku […]

- Advertisement -

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo gaba-gebeysay eedaha loo heystay rag lagu eedeynayay in ay dilal ka geysteen Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso kuwaas oo qaarkood la sheegay in ay ka tirsanaayeen Kooxaha Daacish iyo Alshabaab.

Maxamadda Ciidanka qalabka sida ayaa Aadan Maxamed Cali waxa ay ku xukuntay dil toogasho ah iyada oo ku eedeysay ka mid ahaanshaha kooxda Daacish ee ka dagaalanta qeybo ka mid ah Somaliya weeraro dad lagu dilayna ka fuliyay Muqdisho iyo Boosaaso.

- Advertisement -

Dhinaca kalana Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa sii deysay Cabdi Shakuur Xaaji Barsanji oolagu waayay eedeymihii loo heystay,lana amray in sida ugu dhaqsiyaha badanXabsiga looga sii daayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories