HomeWararSawirro:- Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay xuska Sanad guurada...

Sawirro:- Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay xuska Sanad guurada 21-aad ee Aas-aaska Puntland

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

sanadguurada 21-aad ee kasoo wareegtey Aasaaskii Puntland 1998 waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddomiyaha Golaha Shacabka DFS Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed, Guddoomiye Ku-xigeen Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari, Madaxweynihii Hore ee Puntland, Ahna […]

- Advertisement -

sanadguurada 21-aad ee kasoo wareegtey Aasaaskii Puntland 1998 waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddomiyaha Golaha Shacabka DFS Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed, Guddoomiye Ku-xigeen Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari, Madaxweynihii Hore ee Puntland, Ahna Sanator ka tirsan Aqalka Sare Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole, Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Cabdisemed Cali Shire, Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha DFS iyo kuwa Dowladda Puntland, Aqoonyahano siyaasiyiin iyo dhammaan shacabka Puntland.

Ciidamada qalabka sida, shacabka Puntland oo ka yimid gobolada Puntland ayaa qayb ka ahaa xuska maalintaasi weyn ee ku suntan taariikhda guun ka ah ee aasaaskii Puntland.

- Advertisement -

Munaasibadda dabaaldegga xuska sanadguurada Puntland ee 01 Augusto ayaa kusoo idlaatay qorshigii iyo habmaamuuskii qorshaysnaa ee ay u diyaariyeen Guddiga qabanqaabada xuska maalintani. Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa caawa lagu qabandoonaa munaasibad balaadhan oo ay Madaxda Puntland, kuwa Dowladda Federaalka, aasaasayaashii Puntland iyo shacabka halyeeyada ah ee Puntland ay kaga sheekayndoonaan taariikhda Guunka ah ee Puntland, Nebadda, xasiloonida, wadajirka iyo horumarka ay Puntland gaadhay 21 sano kadib.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories