HomeWararHowlgal ka socda Kismaayo kadib Nabadoon Xalay lagu dilay

Howlgal ka socda Kismaayo kadib Nabadoon Xalay lagu dilay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidamada amniga ee maamulka Jubbaland ayaa saaka howlgal waxa ay ka wadaan xaafado ka tirsan Magaalada Kismaayo kadib markii halkaas xalay lagu dilay Nabadoon caan ka ahaa deegaanada Jubooyinka. Kooxo hubeysan ayaa xalay dilay allaha u naxariistee Nabadoon Rashiid Dhure Ibraahim oo xiligaas ka soo baxay masaajid uu ku dukaday Salaaddii Maqrib kooxihii ka dambeeyay […]

- Advertisement -

Ciidamada amniga ee maamulka Jubbaland ayaa saaka howlgal waxa ay ka wadaan xaafado ka tirsan Magaalada Kismaayo kadib markii halkaas xalay lagu dilay Nabadoon caan ka ahaa deegaanada Jubooyinka.

Kooxo hubeysan ayaa xalay dilay allaha u naxariistee Nabadoon Rashiid Dhure Ibraahim oo xiligaas ka soo baxay masaajid uu ku dukaday Salaaddii Maqrib kooxihii ka dambeeyay falkaas ayaana goobta ka baxsaday.

- Advertisement -

Madaxweynaha mamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa faray laamaha amaanka in ay baaris dhab ah ay ku sameeyaan dilka Nabadoonka jawaab adagna ay ka bixiyaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories