HomeBarnaamijyadaDhageyso:Qeybta 19aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan iyo BBC-Media Action

Dhageyso:Qeybta 19aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan iyo BBC-Media Action

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah. Waxaad ka dhageysataan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm. Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana […]

- Advertisement -

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah.

- Advertisement -

Waxaad ka dhageysataan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabaabiyo loo yaqaanoNORAD waxaadna ka dhagesaneysaan   Radio Dalsan.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories