HomeWararDEG DEG:- Guddoomiyihii gobolka Banaadir oo geeriyooday

DEG DEG:- Guddoomiyihii gobolka Banaadir oo geeriyooday

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku geeriyooday guddoomiyihii gobolka Banaadir Eng: Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow oo todobaad ka hor ku dhaawacmay qarax la sheegay in uu ismiidaamin ahaa oo ka dhacay xarunta dowladda hoose. Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay geerida duqii Muqdisho oo dhaawc culus uu ka soo gaaray […]

- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku geeriyooday guddoomiyihii gobolka Banaadir Eng: Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow oo todobaad ka hor ku dhaawacmay qarax la sheegay in uu ismiidaamin ahaa oo ka dhacay xarunta dowladda hoose.

Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay geerida duqii Muqdisho oo dhaawc culus uu ka soo gaaray weerarkii ka dhacay xarunta maamulka Gobolka Banaadir,waxaana uu ka mid ahaa dad dhaawacooda loo qaaday dalka Qatar.

24-ka bishii hore ayay aheyd markii weerar ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ay ku geeriyoodeen goddoomiyaal degmo Agaasimayaal sidoo kalana ay ku dhaawacmeen tiro kale oo uu ku jiray gudoomiyihii gobolka Eng: Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow oo dhawacii soo gaaray maanta u geeriyooday.
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories