HomeWararSawirro:-Banaanbax looga soo horjeedo Dowladda Federaalka oo ka dhacay Kismaayo

Sawirro:-Banaanbax looga soo horjeedo Dowladda Federaalka oo ka dhacay Kismaayo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka Soomaliya. Dadka banaanbaxa dhigay ayaa ka soo horjeeday faragelin ay sheegeen in dowladda Federaalka ay ku heyso arrimaha Jubbaland gaar ahaan doorashooyinka ee dhawaan lagu qaban doono Kismaayo. Kumanaan dadweyne oo ka kala yimid xaafadaha Kismaayo ayaa […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka Soomaliya.

Dadka banaanbaxa dhigay ayaa ka soo horjeeday faragelin ay sheegeen in dowladda Federaalka ay ku heyso arrimaha Jubbaland gaar ahaan doorashooyinka ee dhawaan lagu qaban doono Kismaayo.

- Advertisement -

Kumanaan dadweyne oo ka kala yimid xaafadaha Kismaayo ayaa waxa ay socod dheer ku soo mareen wadada halbowlaha u ah halkaas, waxa ayna wateen boorar ay  ku xardhanyihiin qoraallo ka turjumaya midnimada Jubbaland iyo kuwo kale.

Sidoo kale dadka dhigayay banaanbaxa ayaa  Odayaasha dhaqanka,Siyaasiyiinta iyo Shacabka ugu baaqay sidii ay uga wada qayb qaadan lahaayeen ilaalinta nabad galyada iyo xasiloonida deegaanada Jubbaland.

Sikastaba dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  todobaadkii la soo dhaafay hakisay wadashaqeyntii ay la aheyd dowladda Federaalka,isla markaana sheegtay in wax mas’uul ah oo ka socda dowladda uusan ka imaan karin deegaanada Jubbaland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories