HomeWararNin u dhashay UK oo Maanta la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Nin u dhashay UK oo Maanta la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta bilowday dhagaysiga dacwad ka dhan ah Muwaadin u dhashay dalka Ingiriiska,kaasi oo loo haysto qalqal gelinta Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Hay’addaha amniga ayaa Andrew Braian Irlam ka qabtay Garoonka Adan Cadde lix Bilood kahor gaar ahaan halka lagu hubiyo dadweynaha doonaya inay dalka ka dhoofan,isagoo intaasi […]

- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta bilowday dhagaysiga dacwad ka dhan ah Muwaadin u dhashay dalka Ingiriiska,kaasi oo loo haysto qalqal gelinta Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Hay’addaha amniga ayaa Andrew Braian Irlam ka qabtay Garoonka Adan Cadde lix Bilood kahor gaar ahaan halka lagu hubiyo dadweynaha doonaya inay dalka ka dhoofan,isagoo intaasi u xirnaa hay’adaha amniga dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Andrew Braian oo ka soo muuqday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu qal-qal geliyay amniga Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho,kadib markii halkaas uu la galay qasnado iyo Jaakadaha xabada celiya.

Sidoo kale weli Maxkamadda kuma dhawaaqin xukunka lagu riday Andrew Braian Irlam oo u dhashay dalka Ingariiska,waxaana la dhageystay oo kaliya Dacwada loo heysto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories