HomeWararGanacsatadda Muslimiinta ku nool Caasimadda Shiinaha oo lagu soo rogay Amar Adag

Ganacsatadda Muslimiinta ku nool Caasimadda Shiinaha oo lagu soo rogay Amar Adag

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maamulayaasha dalkaasi waxay ku amreen Gnaacsatadda Muslimiinta eel eh Baararka iyo goobaha lagu iibiyo cuntada Xalaasha inay Boorarka ku qoran Farta Carabiga iyo qoraalladda leh Astaamaha Muslimiinta ka wada fujiyaan goobahooda Ganacsiga. Shaqaalaha ilaa 11 Baar iyo Dukaamo lagu iibiyo Cuntada Xalaasha oo ku taalla magaalladda Bejing ayey Saraakiishu ku amreen inay Muuqaaladda xiriirka leh […]

- Advertisement -

Maamulayaasha dalkaasi waxay ku amreen Gnaacsatadda Muslimiinta eel eh Baararka iyo goobaha lagu iibiyo cuntada Xalaasha inay Boorarka ku qoran Farta Carabiga iyo qoraalladda leh Astaamaha Muslimiinta ka wada fujiyaan goobahooda Ganacsiga.

Shaqaalaha ilaa 11 Baar iyo Dukaamo lagu iibiyo Cuntada Xalaasha oo ku taalla magaalladda Bejing ayey Saraakiishu ku amreen inay Muuqaaladda xiriirka leh Islaamka, sida Bisha iyo Ergayga Xalaal ee lagu qoray Farta Carabiga ka wada dejiyaan, kana masaxaan Goobahooda Ganacsiga.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Ganacsatadaasi oo qariyey magaciisa ayaa u sheegay Suxufiyiinta in loo sheegay inay qoraalladaasi yihiin Dhaqan Shisheeye, loona baahan yahay inay aad u isticmaalaan Dhaqanka Shiinaha.

Magaalladda Bejing waxaa ku yaalla ugu yaraan 1,000 Baraar iyo goobo ganacsi oo lagu iibiyo cuntada Xalaasha ah, mana kala cadda in dhamaantooda loo wada sheegay inay Qoraalladda Carabiga iyo Calaamadaha Muslimiinta ka fujiyaan goobahooda Ganacsiga.

- Advertisement -

 

Dhinaca kale, Dalka Shiinaha oo hoy u ah ilaa 20 million oo Muslimiin ah waxaa horey loogu ballan qaaday Xorriyadda Diinta, balse Dowladda Shiinaha waxay u ololeynayaan inay Diimaha hoos geeyaan Aydhoolajiyadda Xisbiga Shuuciga ee haya talada dalkaasi.

Balse, Muslimiinta waxa uu dareen khaas ah ku yimid, kadib, Kacdoonkii Musslimiinta Uighur ee looga tiro badan yahay dalkaasi ay dagaal la galeen Qowmiyadda Han ee tirada badan Galbeedka Fog ee Gobalka Shinjiyaand oo ay ku nool yihiin Qowmiyadda Uighur ee Muslimiinka ah.

But Muslims have come in for particular attention since a riot in 2009 between mostly Muslim Uighur people and majority Han Chinese in the far western region of Xinjiang, home to the Uighur minority.

Haatan, dalalka Reer Galbeedka iyo Kooxahooda Xuquuqda Adanaha waxa dareen naqdin leh ku hayaan Siyaasadda Dowladda Shiinaha ee ay ku hayaan Muslimiinta Shiinaha ee laga tirada badan yahay, kuwaasi oo haatan lagu hayo Xarumo waa weyn iyo  Ilaalo lagu hayo Muslimiinta Uighurs iyo Muslimiinta kale ee ku nool dalkaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories