HomeWararFaah faahin:-Nabadoon Caawa lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo

Faah faahin:-Nabadoon Caawa lagu dhaawacay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa sheegayaan in halkaas lagu dhaawacay mid kamid ah Nabadoonada deegaanka. Kooxo hubeysan ayaa Nabadoonka dhaawacay xili uu kasoo baxay Masjid ku yaalla Kismaayo oo uu kusoo tukaday Salaadii Maqrib. Nabadoonka falkaas loo geystay ayaa waxaa lagu magacaabaa Rashiid […]

- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa sheegayaan in halkaas lagu dhaawacay mid kamid ah Nabadoonada deegaanka.

Kooxo hubeysan ayaa Nabadoonka dhaawacay xili uu kasoo baxay Masjid ku yaalla Kismaayo oo uu kusoo tukaday Salaadii Maqrib.

- Advertisement -

Nabadoonka falkaas loo geystay ayaa waxaa lagu magacaabaa Rashiid Dhure Ibraahim,isla markaana waxaa haatan xaaladiisa Caafimaad lagu dabiibayaa Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in ragii dhaawacay Rashiid Dhure goobta si deg deg ugu baxsadeen luuq yar oo xiligaas goobta ka Agdhawaa.

Ciidanka amniga maamulka Jubbaland ayaa Caawa waxaa ay howlgalo ka wadaan Xaafado ka tirsan Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories