HomeWararAl-shabaab oo Weeraray Saldhig Ciidanka Kenya ku leeyihiin Gobolka Gedo

Al-shabaab oo Weeraray Saldhig Ciidanka Kenya ku leeyihiin Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka  aan ka heleyno Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada ku lahaayeen duleedka Degmada Ceel-waaq ee Gobolkaas. Weerarka ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday Madaafiic culus,waxaana qaar kamid ah Madaafiicda ay ku dhaceen gudaha Saldhiga Ciidamada Kenya ay ku lahaayeen duleedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka  aan ka heleyno Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada ku lahaayeen duleedka Degmada Ceel-waaq ee Gobolkaas.

Weerarka ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday Madaafiic culus,waxaana qaar kamid ah Madaafiicda ay ku dhaceen gudaha Saldhiga Ciidamada Kenya ay ku lahaayeen duleedka Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in weerarka Madaafiicda ahaa uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,inkastoo aan la xaqiijin inta uu la egyahay.

Al-shabaab ay warar ku qoreen barahooda Internet-ka waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarkii lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Kenya,sidoo kalena ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda Kenya oo ay uga hadlayaan weerarkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts