HomeWararWararkii ugu dambeeyay Ciidamo la wareegay amniga Magaalada Kismaayo

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamo la wareegay amniga Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta amniga magaaladaas ay la wareegeen Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in Maanta lagu arkayay iyago wata gaadiidka nooca dagaalka inta badan Xaafadaha Kismaayo iyo Wadooyina waaweyn ee halkaas ku yaalla. […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta amniga magaaladaas ay la wareegeen Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in Maanta lagu arkayay iyago wata gaadiidka nooca dagaalka inta badan Xaafadaha Kismaayo iyo Wadooyina waaweyn ee halkaas ku yaalla.

- Advertisement -

Dad ku sugan Kismaayo ayaa tilmaamay in Ciidanka ay sigaar ah ula wareegeen amniga Garoonka diyaaradaha Magaalada,waxaana markii horey amniga Garoonka gacanta ku haayay Ciidamo Kenyan ah.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in dhawaan lagu qabto Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha maamulkaas,isla markaana waxaa ka socda diyaar garowga Doorashada.

Hay’adda amniga maamulka Jubbaland ayaa u horey u shaaciyay in amniga Magaalada Kismaayo siweyn loo adkeenayo,iyadoona shacabka loogu baaqay inay la shaqeyan Ciidamada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories