HomeCaalamkaDad lagu dilay Duqeyn ka dhacday Suuq ku yaalla Yemen

Dad lagu dilay Duqeyn ka dhacday Suuq ku yaalla Yemen

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Diyaaradaha isbahaysiga Sacuudiga ayaa la sheegay inay ugu yaraan 10 qof ku dileen duqeyn ay la begsadeen Suuq  mashquul ahaa oo ku yaalla Degmadda Qatabir ee Gobalka Sacda ee Waqooyiga Yemen. Maareeyaha Isbitaalka Jamhuuriya ee ku yaalla Degmadda ay duqeynta ka dhacday ayaa sheegay in duqeyntii shalay dhacday lagu dilay  13 qof oo 2 ka mid carruur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha isbahaysiga Sacuudiga ayaa la sheegay inay ugu yaraan 10 qof ku dileen duqeyn ay la begsadeen Suuq  mashquul ahaa oo ku yaalla Degmadda Qatabir ee Gobalka Sacda ee Waqooyiga Yemen.

Maareeyaha Isbitaalka Jamhuuriya ee ku yaalla Degmadda ay duqeynta ka dhacday ayaa sheegay in duqeyntii shalay dhacday lagu dilay  13 qof oo 2 ka mid carruur ahaayeen, laguna dhaawacay 23-kale.

- Advertisement -

Maareeyaha oo lagu magacaabo Saalax Qorban oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS  waxa uu sheegay inay 13 carruur ah ka mid yihiin dadka lagu dilay iyo kuwa lagu dhaawacay Duqeyntaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts