HomeCaalamkaFaah faahin:-Dad lagu dilay Toogasho ka dhacday Mareykanka

Faah faahin:-Dad lagu dilay Toogasho ka dhacday Mareykanka

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu weerar ku qaaday goob ay ka socotay Dabaaldeg Sannadeedka dhanka cuntada oo lagu qabtay qabtay Degmadda Gilory oo 48 KM dhanka Koonfurta kaga toosan magaalladda San Jose ee Gobalka California ee dalkaasi. Ugu yaraan 3 qof ayaa la soo weriyey inay ku geeriyoodeen Toogashadaasi, kadib, markii uu Nin hubeysan uu tacshiirad ku furay […]

- Advertisement -

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu weerar ku qaaday goob ay ka socotay Dabaaldeg Sannadeedka dhanka cuntada oo lagu qabtay qabtay Degmadda Gilory oo 48 KM dhanka Koonfurta kaga toosan magaalladda San Jose ee Gobalka California ee dalkaasi.

Ugu yaraan 3 qof ayaa la soo weriyey inay ku geeriyoodeen Toogashadaasi, kadib, markii uu Nin hubeysan uu tacshiirad ku furay dad isugu soo baxay goobta uu ka socday Dabaaldega, sida ay sheegeen Boliska iyo Saraakiisha Isbitaalka.

- Advertisement -

Wargeyska The New York Times ayaa qoray inay 3 qof geeriyootay, 12 kalena ku dhaawacmeen Toogashadaasi, isla markaana la qabtay Nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey Toogashadaasi.oo dhacday Oogtii hore ee saakayto oo Isniin ah (Abaarihii 01-dii Habeenimo ee Xilliga GMT).

Muuqaalo la soo dhigay Baraha Bulshadda ayaa laga dheehan karaa lagaa iyadoo ay dadkii ka soo qeyb galay Dabaaldegaasi ay isku dhex yaacaan, iyagoo baqdin darteeda u kala cararay.

Madaxweyne Donald Trump waxa uu Bartiisa Twitterka soo dhigay qoraal uu dadka ku sugnaa Dabaaldegaasi , wuxuuna qoraalkiisa ku soo koobay: “Noqda kuwa taxadara iyo Ammaan”

- Advertisement -

Dabaaldeg Cunteedkaasi oo la asaasay muddo haatan laga joogo 40-sanno waxa uu socdaa muddo 3 malamood, iyadoo lagu soo bandhigayo noocyadda Cuntada, Sharaabka, Madadaalo Toos ah iyo Tartan Cunto-karin ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories