HomeWararSawirro:-Ciidamo Cusub oo tababar soo dhameystay oo soo gaaray Muqdisho

Sawirro:-Ciidamo Cusub oo tababar soo dhameystay oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

ku dhawaad 95 Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Mudo ku dhaw Sanad tababar ku qaadanay dalka Uganda ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Saraakiishaan waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Ahna Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka  oo uu wehliyo  Taliyaha Ciidanka […]

- Advertisement -

ku dhawaad 95 Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Mudo ku dhaw Sanad tababar ku qaadanay dalka Uganda ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Saraakiishaan waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Ahna Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka  oo uu wehliyo  Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka iyo Saraakiil ka Tirsan AMISOM.

- Advertisement -

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Ahna Taliye ku- xigeenka Ciidanka Xoogga DalKa S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa sheegay in saraakiishaan ay Mudo ka badan Sanad ay tababar ku soo qaateen dalka Uganda,  waxa uuna kaga Mahad celiyay Dowladda Uganda dadaalka adag ay ku bixineyso dhismaha ciidanka xoogga dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories