HomeCaalamkaMaleeshiyaad hubeysan oo dilay Dad soo Aasay Meyd

Maleeshiyaad hubeysan oo dilay Dad soo Aasay Meyd

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

23 qof oo ka soo laabtay mayd ay so oaaseen ayaa lagu dilay Gobalka borno ee W/bari ee dalkaasi, sida ay sheegeen dadka Deegaanka.

Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Boka Haramoo wadatay 3 mooto ayaa la sheegay inay tacshiirad huiweiyeen koox rag ah oo ka soo laabtay mayd ay ku soo aaseen Tuulladda Goni Abajari ee Degmadda Naganzay una dhow caasimadda Gobalka Borno ee Mayduguri.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Maleeshiyo Deegaanka oo lagu magacaabo Bunu Bakar Mustafa ayaa sheegay  inay soo heleen maydadka 23 qof oo ay Maleeshiyadda Boko Haram ku dileen Deegaankaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories