HomeCaalamkaDibadbaxayaal Falastiin oo loo geystay fal dhimasho iyo dhaawac ah

Dibadbaxayaal Falastiin oo loo geystay fal dhimasho iyo dhaawac ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Nin Falastiini ah ayaa la dilay, ugu yaraan 56 kalena wey dhaawaacmene, kadib, markii ay Askarta Isreal toogteen Dibadbaxayaal shalay isugu soo ururay meel ku dhow Xuduudka Israel. Afhayeenka Wasaaradda  Caafimaadka magaalladda Qasa, Ashraf Al-qedra ayaa sheegay in Marxum Axmed Al-qarra oo 23 jir  ku geeriyooday toogashadaasi, kadib, markii ay xabad kaga dhacday Caloosha. Waxa kaleo oo […]

- Advertisement -

Nin Falastiini ah ayaa la dilay, ugu yaraan 56 kalena wey dhaawaacmene, kadib, markii ay Askarta Isreal toogteen Dibadbaxayaal shalay isugu soo ururay meel ku dhow Xuduudka Israel.

Afhayeenka Wasaaradda  Caafimaadka magaalladda Qasa, Ashraf Al-qedra ayaa sheegay in Marxum Axmed Al-qarra oo 23 jir  ku geeriyooday toogashadaasi, kadib, markii ay xabad kaga dhacday Caloosha.

- Advertisement -

Waxa kaleo oo uu sheegay in ugu yaraan 56 kale la dhaawacay, kuwaasi oo 38 ka mid ah ay Ciiddanka Israel toogteen, iyadoo dadka la dhaawacay ay ku jiraan 22 carruur iyo 3 haween.

Dibadbaxa Iska horimaadka watay waxa u uqeyb ka yahay Dibadbaxyadda ay dadka Reer Falastiin jimco kasta ka dhigaan Deegaanadda ay Israel haysato, waxaana Dibadbaxyadaasi loogu magac daray Socodkii weynaa ee Dib-u-laabashadda.

Tan iyo markii ay bilowdeen dibadbaxyadaasi waxay Ciiddanka Israel toogasho ku dileen 306 Falastiiniyiin, halka in ka badan 17,000 o okalena la dhawaacay.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories