HomeCaalamkaDhowr qof oo ku geeriyootay dhul-gariir ka dhacay Filibiin

Dhowr qof oo ku geeriyootay dhul-gariir ka dhacay Filibiin

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Labo dhul-gariir aayaa la sheegay inuu saakayto ruxay qeybo ka mid ah Jesiiradaha ku yaalla Waqooyiga dalkaasi.

Guddoomiyaha degmadda Batanes, Marilod Kayko oo la hadlay Warbaahinta Maxaliga ayaa sheegay inay 8 qof ku geeriyootay, 60 kalena ku dhaawacmeen Labada dhul-gariir ee ka dhacay Jesiiradda ugu weyn Waqooyiga dalkaasi ee Luzon Island.

- Advertisement -

Dhul-gariirka 1-aad waxaa halbeegiisa lagu sheegay 5.1 Rektar Iskeel, kaasi oo waxyeelo u geystay Kaniisad qadiimi ah iyo dhowr guri.

Dhul-gariirka 2-aad ayaan la sheegin haddii uu burbur dhismooyin geystay.

Dalka Filibiin waxa uu u nugul yahay inay ka dhacaan Dhul-gariirka, iyadoo kii ugu khasaaraha badnaa uu sannadkii 1990-kii ka dhacay Waqooyiga dalkaasi, waxaana ku geeriyooday ku-dhawaad 2,000 oo qof.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories