HomeCaalamkaMuwaadin u dhashay Eritrea oo lagu dhaawacay Jarmalka

Muwaadin u dhashay Eritrea oo lagu dhaawacay Jarmalka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ninkaasi ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Galbeedka Jarmalka, iyadoo Eedeysanihii falkaasi geystay oo u muuqday inuu ka mid ahaa dadka Shisheyaha neceb uu isna is-dhaawacay saacado kadib. Afhayeenka Dacwad-oogayaasha magaalladda Frankfurt, Aleskandar Badle  waxa uu tilmaamay in Ninka Eritrean-ka caloosha laga dhaawacay xilli uu ku sugnaa meel ku dhow Deegaanka Wershadaha leh […]

- Advertisement -

Ninkaasi ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Galbeedka Jarmalka, iyadoo Eedeysanihii falkaasi geystay oo u muuqday inuu ka mid ahaa dadka Shisheyaha neceb uu isna is-dhaawacay saacado kadib.

Afhayeenka Dacwad-oogayaasha magaalladda Frankfurt, Aleskandar Badle  waxa uu tilmaamay in Ninka Eritrean-ka caloosha laga dhaawacay xilli uu ku sugnaa meel ku dhow Deegaanka Wershadaha leh ee Waechsterbach.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Dhibanaha la  dhigay Isbitaalka, laguna sameeyey Qaliin, iyadoo aysan noloshiisa khatar ku jirin.

Dhinaca kale, Eedeysanaha oo ahaa 55 jir u dhashay Jarmalka ayaa laga dhex galay gaarigiisa, isagoo madaxa iska toogtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories