HomeCaalamkaShirkado Diyaaradeed oo hakiyey duullimaadyadii magaalladda Qaahira.

Shirkado Diyaaradeed oo hakiyey duullimaadyadii magaalladda Qaahira.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Shirkadaha Diyaaradaha ee British Airways, Luftansa iyo Air France waxay shalay bilaabeen inay hakiyaan duullimaadyadii ay ku tegi jireen magaalladda  Qaahira. Shirkadda Diyaraadaha Britain ee British Airways ayaa ku dhawaaqday inay muddo 7  maalmood ah joojinayaan Duullimaadyadii ay ku tegi jireen caasimadda dalka Masar ee Qaahira. Hadal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda ee Britain […]

- Advertisement -

Shirkadaha Diyaaradaha ee British Airways, Luftansa iyo Air France waxay shalay bilaabeen inay hakiyaan duullimaadyadii ay ku tegi jireen magaalladda  Qaahira.

Shirkadda Diyaraadaha Britain ee British Airways ayaa ku dhawaaqday inay muddo 7  maalmood ah joojinayaan Duullimaadyadii ay ku tegi jireen caasimadda dalka Masar ee Qaahira.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda ee Britain ayaa sheegay inay jiraan wax uu ugu yeeray Khatar Sare oo dhanka Argagixisadda oo ka jirta Masar, wuxuuna Xafiiska talo dhanka safarka ah siiyey Muwaadiniinta British-ka ee ku sii jeeda Masar.

Go’aanka ay shirkadda Diyaaradaha ee British Airway ku dhawaaqday waxa uu dhaqan-gal shalay oo Sabti ahayd, iyadoo ay boqolaal rakaab oo goostay Tikidhada Shirkadda ku xiran yihiin Garoomadda Qaahira iyo London, iyadoo Rakaabka cabasho ka muujiyeen go’aankaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories