HomeCaalamkaMareykanka oo Qorshe Cusub kala tashanayo NATO & Gacanka Carabta

Mareykanka oo Qorshe Cusub kala tashanayo NATO & Gacanka Carabta

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Dalalka Isbahaysiga NATO iyo kuwa Gacanka Carabta kala tashanayso sidii ay Maraakiibta u heli lahaayeen marin xor ah, marka ay ku socdaalayaan Gacanka Hormuz iyo Xeebaha dalka Iiraan.

Ku-xigeeenka Xoghayaha Difaaca Maraykanka ee dhinaca siyaasadda, John Rood ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirka Madasha Ammaanka ee Aspen oo shalay ka furmay magaalladda Aspen ee Gobalka  Colorado  ee Maraykanka, wuxuuna xusay inay Iiraan abuuri karto colaad ka qaraxda Gacanka Bershiya.

- Advertisement -

Waxa uu xusay inay diyaariyeen Nidaam cusub oo Sahmin iyo Sirdoon, si ay Maraakiibta shidaalka iyo kuwa Ganacsiga ay si xor uga gudbi karaan Gacanka Hormuz ee Xeebaha Iiraan.

Dhinaca kale, Dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO waxay ugu baaqeen Dowladda Iiraan inay sii daayaan Markabka shidaalka ee Britain ee ay gacanta ku dhigeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories