HomeCaalamkaDabaylo xooggan oo ku wajahan Deegaanadda ku teedsan Xeebta Kenya

Dabaylo xooggan oo ku wajahan Deegaanadda ku teedsan Xeebta Kenya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waaxda Saadaasha Cimilada ee dalkaasi waxay ka digtay inay dabaylo xooggan garaaci doonto Xeebta Kenya, laga bilaabo maanta oo Axad ah. Dabaylahaasi ayaa laga yaabaa inay aad u xoogeysato maalinta berrito oo Isniin ah, iyadoo ku socon doonta xawli dhan 25 mitir ilbiriqsiiba berrito maalinta oo dhan. Dabaysha laga digay inay ku habsan doonto deegaanadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Saadaasha Cimilada ee dalkaasi waxay ka digtay inay dabaylo xooggan garaaci doonto Xeebta Kenya, laga bilaabo maanta oo Axad ah.

Dabaylahaasi ayaa laga yaabaa inay aad u xoogeysato maalinta berrito oo Isniin ah, iyadoo ku socon doonta xawli dhan 25 mitir ilbiriqsiiba berrito maalinta oo dhan.

- Advertisement -

Dabaysha laga digay inay ku habsan doonto deegaanadda ku teedsan Xeebta Kenya ayaa la sheegay inay Mowjadaha Sare gaari doonaan in ka badan 3 mitir, waxaana la rajeynayaa inay Dabayluhu kusii socdaan Mowjadaha Sare  ilaa bishan July 23-da, oo ku beegan maalinta Talaadada

   

Waaxda Saadaasha Cimillada ee Kenya waxay kaloo sheegtay in dabaylaha xooggan la filayo inay bishan July 24-da hoos uga soo dhacaan ilaa 20 mitir Ilbiriqsigiiba.

- Advertisement -

Sidoo kale, dhererka mowjadaha ayaa laga yaabaa inay hoos uga soo dhacdo 2 mitir isla maalintaasi.

Deegaanada digniinta sare laga muujiyey inay ku dhuftaan Dabaylahaasi xooggan ayaa kala ah Degmooyinka Lamu, Kilifi, Mombasa, Kwale iyo Taita Taveta.

Dabaysha xooggan ee ku wajahan dhulka Xeebleyda Kenya ayaa laga digay inay suurtogal tahay inay la tagaan Saqafka Sare ee guryaha, inay soo rujiyaan xidadada Geedaha iyo inay geystaan khasaaro dhinac qaab-dhismeedka Inkaaniyaadka Adeegyaada Bulshadda.

Dadka u dhow dhulka Xeebleyda ayaa la sheegay inay Dabaylaha geysan karaan inay doonyaha qalibmaan iyo inay khatar geliyaan ammaanka dadka dhaqdhaqaaqyada dabaasha iyo ciyaaraha biyaha u taga Xeebaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts