HomeWararSawirro:-Taliyaha Qeybta 21-aad ee CXDS oo Booqday Ciidamo loo diyaariyay Tababar

Sawirro:-Taliyaha Qeybta 21-aad ee CXDS oo Booqday Ciidamo loo diyaariyay Tababar

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Taliyaha qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir Kaanti ayaa Duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ku Booqdey qaybo ka mid Ciidamada Cusub ee Dhawaan Balambal laga Diiwaan galiyey,kuwaasi oo Dowladu u Diyaarineyso in la geeyo Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Harqaboobe oo Dhawaan Tababar sare looga furayo. Gen. Kaanti Taliyaha Qaybta […]

- Advertisement -

Taliyaha qaybta 21aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir Kaanti ayaa Duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ku Booqdey qaybo ka mid Ciidamada Cusub ee Dhawaan Balambal laga Diiwaan galiyey,kuwaasi oo Dowladu u Diyaarineyso in la geeyo Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Harqaboobe oo Dhawaan Tababar sare looga furayo.

Gen. Kaanti Taliyaha Qaybta ayaa Ciidamadan u sheegey in laga Doonayo in ay Diyaar u Noqdaan Safarka iyo Tababarka,isla markaana waxaa uu tilmaamay in Dowlada ay Diyaarisey gaadiidkii geyn lahaa Xeryaha Ujeedkuna yahay in la helo Ciidan Galmudug iyo Guud ahaanba Dalka ka saara Al-shabaab.

- Advertisement -

Dhawaan ayay markii Ciidamadii kala duwaan ee Laga Qoray Guud ahaanba Dagmooyinka Galmudug tababar ku Qaadan doonaan Xerada Harqaboobe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories