HomeCaalamkaQaraxyo ka kala dhacay dalalka Talyaaniga iyo Peru

Qaraxyo ka kala dhacay dalalka Talyaaniga iyo Peru

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Buurta ETNA oo ah tan ugu  weyn Buuraha Folkaanadda ee Qaaradda Europe ayaa la sheegay inay Waaberigii hore ee maanta sameeysay Folkaano dhimbil dab ah, taasi oo sababtay in la xiro Garoomadda Diyaaradaha ee ku yaalla Jesiiradda Sishilis ee dalkaasi. Wargeyska La Republica ayaa qoray in la xiray Graoomadda Diyaraadaha eeFontanarossa iyo Comiso oo ku […]

- Advertisement -

Buurta ETNA oo ah tan ugu  weyn Buuraha Folkaanadda ee Qaaradda Europe ayaa la sheegay inay Waaberigii hore ee maanta sameeysay Folkaano dhimbil dab ah, taasi oo sababtay in la xiro Garoomadda Diyaaradaha ee ku yaalla Jesiiradda Sishilis ee dalkaasi.

Wargeyska La Republica ayaa qoray in la xiray Graoomadda Diyaraadaha eeFontanarossa iyo Comiso oo ku yaalla magaalladda Kataniya, waxaana dhowr Duullimaad loo weeciyey Garoonka magaalladda Palermo.

- Advertisement -

Buurta Etna ee ay Folkaanadda dhimbilaha ka butaacayeen ayaa waxa uu dhererkeedu gaarayaa 3,300 mitir, waana Buurta ugu weyn ee qaraxyadda Folkaanaha ka dhacaan guud ahaan dalalka Europe.

Dhinaca kale, boqolaal qof ayaa laga daad-gureeyey Koonfurta dalka Peru, kadib, markii ay Folkaano qaraxday oo ay dhimbal dab ah hawada u si idaysay.

Folkaanaha Buurta  Ubinas ayaa la sheegay inay labo qarax smayasya, taniyo waaberigii hore ee saakayto, iyadoo waxyeelo u geysatay in ka badan 8 deegaan oo ku hareeraysan.

- Advertisement -

Madaxweyneha dalak Peru, Martin Vizcarra waxa uu ku baaqay in dadka laga daad-gureeyo goobahaasi, isagoo sheegay inuu Folkaanahaasi yahay kii ugu weynaa ee ay arkaan dhowr sanno.

Buurta  Ubinas ee dalka Peru ayaa la sheegay inuu dhererkeedu dhan yahay 5,672 mitir, waxayna qaraxyo Folkaano ah samaysay sannadihii 2013-kii ilaa 2016-kii.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories