HomeWararMadaxweynihii hore ee Koonfur Afrika iyo Wafdi la socda oo soo gaaray...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika iyo Wafdi la socda oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika,iyadoo siweyn loogu dhaweeyay gudaha Caasimadda Wafdiga. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki,waxaana Garoonka diyaaradaha Caalamiga aha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Ciise Cawad iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika,iyadoo siweyn loogu dhaweeyay gudaha Caasimadda Wafdiga.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki,waxaana Garoonka diyaaradaha Caalamiga aha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Ciise Cawad iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo xubno kale.

- Advertisement -

Wafdiga ka socda Ururka Midowga Afrika ayaa inta ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho waxaa lagu la filayaa in kulan ay la yeeshaan Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.

Weli si rasmi ah looga shaacin Ujeedka wafdiga uu hogaaminayay Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories