HomeWararSawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo kula kulmay Wakiilka QM

Sawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo kula kulmay Wakiilka QM

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wafdi oo uu Hogaaminaayay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Somaliya Ahna Madaxa UNSOM James Swan ee Maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa Aqalka Madaxtooyada Kumeel Gaarka Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa kullan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, Kulanka ayaa waxaa goobjoog […]

- Advertisement -

Wafdi oo uu Hogaaminaayay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Somaliya Ahna Madaxa UNSOM James Swan ee Maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa Aqalka Madaxtooyada Kumeel Gaarka Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa kullan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen,

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirada Wasaaradaaha Qorshaynta, Arimaha Gudaha, Dastuurka, Haweenka, Cadaalada iyo Garsoorka, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada, Waxaana kulanka inta uu socday inta badan looga hadlay arimaha Gargaarka, amaanka iyo horumarka Dhaqaalaha Koonfur Galbeed iyo Sidii Qaramada Midoobay ay kaalinteeda uga geysan lahayd .

- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaliya James Swan ayaa Dhankiisa Balan qaaday inay wax ka qabanayaan Xaaladaha ka jira Koonfur Galbeed si dhowna ay ula shaqayn doonaan Dowlada uu Hogaaminayo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Kulanka oo saacado qaatay loogana hadlayey arimaha ka jira Koonfur Galbeed markii soo idlaaday waxaa si wadajir ah warbaahinta ula hadlay Madaxweynaha iyo Safiirka, Waxaana hadalka qaatay kuna dheeraday muhiimada safarkiisa Wakiilka qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa dhankiisa u mahadceliyey Wafdigan manta soo garay magaalada Baydhabo oo uu hogaaminaayay Wakiilka xoghaya guud ee QM, isagoona sheegay Madaxweynaha Waxyabihii ay ka wada hadleen wefdiga uu Safiirka horukacaayay.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories