HomeCaalamkaMaraykanka oo joojiyey qorshihii Turkiga looga iibin lahaa Barnaamijka Diyaaradaha Dagaalka ee...

Maraykanka oo joojiyey qorshihii Turkiga looga iibin lahaa Barnaamijka Diyaaradaha Dagaalka ee F35

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waaxda Difaaca ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday Go’aankaasi oo sabab looga dhigay Tallaabadda ay Turkiga ku iibsadeen Gantaalladda lagu farsameeyo Raashiya ee Nidaamka Difaaca S400. Qeybtii ugu horreysay Gantaalladaasi ayaana laga soo dejinayaa Saldhigga Ciiddanka Cirta ee Murteed oo ku yaalla duleedka caasimadda Turkiga ee Ankara. Ellen Lord oo ka hoos-shaqeysa Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Difaaca ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday Go’aankaasi oo sabab looga dhigay Tallaabadda ay Turkiga ku iibsadeen Gantaalladda lagu farsameeyo Raashiya ee Nidaamka Difaaca S400.

Qeybtii ugu horreysay Gantaalladaasi ayaana laga soo dejinayaa Saldhigga Ciiddanka Cirta ee Murteed oo ku yaalla duleedka caasimadda Turkiga ee Ankara.

Ellen Lord oo ka hoos-shaqeysa Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka ayaa sheegtay Go’aanka lagu joojiyey in Turkiga laga iibiyo Barnaamijyadda Diyaaradaha F35 oo ay horey labada Waddan u kala saxiixdeen.

 

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka waxay sheegtay inuusan go’aankaasi caddaalad ahayn, isla markaana uu dhaawici karo xiriirka labada Waddan.

Madaxweyne Donald Trump waxa uu maalintii Talaadadii ee isbuucan sheegay inaan Turkiga loo oggolaan doonin in laga iibiyo Diyaaradaha F35, wuxuuna ka gaabsaday inuu Turkiga ku mucaarado  Gantaalladda S400 ee ay Raashiya ka iibsadeen.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu oggolaaday qorshe cunaqabatayn cusub lagu soo rogay dalka Turkiga, taasi oo sii dhaawici karta Xiriirka labadaasi Dowladood oo ka wada tirsan Isbahaysiga Milliteri ee NATO.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts