HomeCaalamkaCiiddan dhamaystay Hawlaha Ilaalinta Xarumaha QM ee Somalia oo la abaal mariyey

Ciiddan dhamaystay Hawlaha Ilaalinta Xarumaha QM ee Somalia oo la abaal mariyey

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciiddan ka socday dalka Uganda ee Ilaaladda ka hayey Xarumaha ay Hay’addaha QM ku leeyihiin Somalia ayaa la guddoonssiyey Billado Abaal-marin ah, kadib, markii ay dhamaysteen xilli-hawleedkii ay u joogeen Hawlgalka Somalia. Hadal ka soo baxay Xafiiska Hawlgalka QM ee Somalia (UNSOM) ayaa lagu sheegay inay Billado guddoonsiiyeen Ciiddankaasi Ilaaladda ka ahaa Xarumaha QM ee […]

- Advertisement -

Ciiddan ka socday dalka Uganda ee Ilaaladda ka hayey Xarumaha ay Hay’addaha QM ku leeyihiin Somalia ayaa la guddoonssiyey Billado Abaal-marin ah, kadib, markii ay dhamaysteen xilli-hawleedkii ay u joogeen Hawlgalka Somalia.

Hadal ka soo baxay Xafiiska Hawlgalka QM ee Somalia (UNSOM) ayaa lagu sheegay inay Billado guddoonsiiyeen Ciiddankaasi Ilaaladda ka ahaa Xarumaha QM ee gudaha Somalia.

- Advertisement -

Ciiddankaasi oo ahaa Unugga 5-aad ee Ilaaladda QM ee (United Nations Guard Units (UNGU) ayaa la filayaa inay dhawaan dib ugu laabtaan dalkooda hooyo.

Ciiddankaasi oo ahaa Unugga 5-aad ee Ilaaladda QM ee (United Nations Guard Units (UNGU) ayaa la filayaa inay dhawaan dib ugu laabtaan dalkooda hooyo.

Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ee Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Xafiiska Hawlgalka QM ee Somalia (UNSOM), Ambassador James Swan ayaa waxa uu Ciiddankaasi guddoonsiiyey Abaalmarinta Billadaha QM ee Adeegyadda Khaaska (The United Nations Medal for Special Service).

- Advertisement -

James Swan waxa uu tilmaamay in shaqada ciiddankaasi tahay ee ilaalinta Madaxda iyo Xarumaha QM ku leedahay magaalladda Muqdisho u fududeysay inay QM shaqadooda gutaan, iyagoo taageero ka hela dadka Soomaaliyeed.

Ciiddanka UNGU waxay taageero badbaadin ah siiyaan Shaqaalaha Rayidka ee QM iyo Xarumaha Hay’addaha QM ku leeyihiin gudaha Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories