HomeCaalamkaWaqooyiga Kuurya oo ka digtay Wada-xaajoodkii Hubka Nukliyeerka

Waqooyiga Kuurya oo ka digtay Wada-xaajoodkii Hubka Nukliyeerka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Waqooyiga Kuurya ayaa sheegtay inuu Wada-xaajoodkaasi wajihi karo khatar, haddii ay Milliteriga Maraykanka iyo kuwa Koonfurta Kuurya sii wadaan Carbiska Milliteri ee ay sida wadajirka ugu sameeyaan Gacanka Kuurya. Wakaalladda Wararka Waqooyiga Kuurya ee KCNA oo baahisay warkan ayaa sheegtay inaysan  is-qaadan Karin inay iyaga joojitaan Tijaabaddii Nukliyeerka iyo Gantaalladda Balaastikada ee iska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Waqooyiga Kuurya ayaa sheegtay inuu Wada-xaajoodkaasi wajihi karo khatar, haddii ay Milliteriga Maraykanka iyo kuwa Koonfurta Kuurya sii wadaan Carbiska Milliteri ee ay sida wadajirka ugu sameeyaan Gacanka Kuurya.

Wakaalladda Wararka Waqooyiga Kuurya ee KCNA oo baahisay warkan ayaa sheegtay inaysan  is-qaadan Karin inay iyaga joojitaan Tijaabaddii Nukliyeerka iyo Gantaalladda Balaastikada ee iska kala gudbi kara Caalamka, isla markaana ay Maraykanka iyo K/Kuurya sii wadaan Dhoolatuska Milliteri.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Waqooyiga Kuurya waxay xustay inay Diyaar-garow Dagaal u qaadan doonaan haddii ay Milliteriga Maraykanka iyo K/Kuurya sameeyeen Dhoolatuska Milliteri ee Dong Maeng e dhici doona Xilligan Xagaaga.

Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa sheegay inay diyaar garow ugu jiraan Dhoolatuskaasi, inkasto ola dhimayo tirada Ciiddanka labada dal ee ka qeyb geli doona.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts