HomeCaalamkaSAWIRO: Diplomaasiyiin Turkish ah oo lagu dilay Waqooyiga dalka Ciraaq

SAWIRO: Diplomaasiyiin Turkish ah oo lagu dilay Waqooyiga dalka Ciraaq

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkish-ka waxay galabta xaqiijisay in 3 Muwaadin oo Turkish lagu dilay Baar ay ka cunteynayeen oo ku yaalla magaalladda Irbil ee Maamul-gobaleedka Kurdistaan ee Waqooyiga dalka Iraq. Wasaaraddu waxay sheegtay in Ku-xigeenkii Qunuslka Guud ee Turkiga u joogay magaalladda Irbil ka mid ahaa dadkii lagu dilay Toogashadda ka dhacday Baarka lagu weeraray. […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkish-ka waxay galabta xaqiijisay in 3 Muwaadin oo Turkish lagu dilay Baar ay ka cunteynayeen oo ku yaalla magaalladda Irbil ee Maamul-gobaleedka Kurdistaan ee Waqooyiga dalka Iraq.

Wasaaraddu waxay sheegtay in Ku-xigeenkii Qunuslka Guud ee Turkiga u joogay magaalladda Irbil ka mid ahaa dadkii lagu dilay Toogashadda ka dhacday Baarka lagu weeraray.

- Advertisement -

Wargeyska Daily Sabah ee ka soo baxa Turkiga ayaa qoray inay Dabley aan la aqoonin tacshiirad ku fureen halka ay Diplomaasiyiinta Turkish-ka ku qadeynayeen.

Ilo-wareed ayaa sheegayo in mid ka mid ah Dableydii weerarka geysatay la dilay, halka ay Ciiddanka Maamul-gobaleedka Kurdistaanka ku raad-joogaan 2 kale oo ka mid ahaa Maleeshiyadda geysatay weerarka, kuwaasi oo baxsaday.

- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee Maamulkaasi waxay sheegeen inay dib u eegayaan Kameerooyinka Qarsoon ee ku rakiban gudaha iyo bannaanka Baarka uu weerarku ka dhacay iyo Waddooyinka ku hareeraysan.

Ciiddamo fara badan ayaa la soo dhoobay goobta uu dilku ka dhacay, waxayna Ciiddanka baarayaan Gaadiidka, Goobaha Gnaacsiga iyo Xaafadaha ku dhow goobta lagu dilay Muwaadiniinta Turkishka.

Waxaa kaloo la xiray deegaanka ku dhow Garoonka Diyaaradaha Irbil ee u dhexeysa deegaanadda Irbil’s Dream City and Empire neighborhoods, halkaasi oo ka mid ahayd meelaha ugu ammaanka badan magaalladda Irbil

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories