HomeCaalamkaMareykanka oo xadiday Dhaqdhaqaaqa Wasiirka A/Dibedda Iiraan

Mareykanka oo xadiday Dhaqdhaqaaqa Wasiirka A/Dibedda Iiraan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

QM waxay u sheegtay Dowladda Maraykanka inay ka walaacsan yihiin xayiraadda socdaalka ee lagu soo rogay Wasiirka Arrimaha Dibedda Iiraan, Maxamed Javad Zariif muddada uu socdaalka ku joogo New York. Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa lagu sheegay inay Wasiirkaasi , loo oggolaaday oo keliya  inuu isaga kala gudbi karo Xarunta QM  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

QM waxay u sheegtay Dowladda Maraykanka inay ka walaacsan yihiin xayiraadda socdaalka ee lagu soo rogay Wasiirka Arrimaha Dibedda Iiraan, Maxamed Javad Zariif muddada uu socdaalka ku joogo New York.

Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa lagu sheegay inay Wasiirkaasi , loo oggolaaday oo keliya  inuu isaga kala gudbi karo Xarunta QM  ee New Yorrk, Dhismaha Safiirka Iiraan ku leeyahay New York iyo Garoonka John F. Kennedy ee ku yaalla isla magaalladaasi.

- Advertisement -

Wasiirka Iiraan waxa uu maalintii Axadda tegay New York, xilli ay xiisad Diplomaasiyadeed ka dhex aloosan tahay Maraykanka iyo Iiraan, waxayna Dowladda Maraykanka Bishii la soo dhaafay ku hanjabtay inay Wasiirka Arrimaha Dibedda Iiraan ku dari doonaan Liiska Madow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts