HomeCaalamka9 qof oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Sweden

9 qof oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Sweden

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay inay diyaaradaasi ay la socdeen rag ku takhasusay inay Diyaaradaha kaga soo boodaan Dallaayadaha ama Baarshuutka.

Diyaaradaasi ayaa burburtay wax  yar kadib, markii ay Garoon ku yaalla Jesiiradda Storsandskar oo u dhow Garoonka magaalladda Umea oo ku taalla Waqooyiga dalkaasi.

- Advertisement -

Lama sheegin nooca Diyaaradda burburtay iyo waxa sababay shilkaasi.

Nin ka tirsan Kooxaha Gurmadka oo lagu magacaabo Koni Qafarfordodt oo la hadlay Wakaalladda Wararka Sweden ee TT ayaa sheegay inay Diyaaradda la socdeen dadka Baarshuutka kaga soo booda Diyaaradaha, isla markaana ay wax dhaceen, isla markii ay Diyaaradda ka hinqatay Garoonka.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Sweden inay qaar ka mid ah dadkii la socday la arkayey iyagoo Baarshuut kaga soo boodaya Diyaaradda, ka hor inta uusan shilku dhicin.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories