HomeWararXildhibaan ka tirsan Galmudug oo ku dhaawacmay Qaraxii Dhuusamareeb

Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo ku dhaawacmay Qaraxii Dhuusamareeb

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ahaa oo daqiiqado kahor ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb,kaasi Jugtiisa siweyn looga maqlay Magaalada.

Qaraxaas ayaa waxaa uu ka dhacay  Maqaayad ku taalla Albaabka hore ee Xarunta Madaxtooyadda Dhuusamareeb,halkaasi oo inta badan ay fariisan jireen Mas’uuliyiinta ka tirsan Galmudug iyo Siyaasiyiinta ku dhaqan Magaalada.

Khasaaro dhaawacyo ah ayaa lagu soo waramayaa in qaraxaas uu ka dhashay,isla markaana soo gaaray dad shacab ah iyo xubno kale.

Xildhibaaan ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa la sheegay inuu mid ahaa dadkii ku dhaawacay qaraxa,kaasi oo lagu magacaabo Sheekh Cabdiraxmaan Baraka-Qabe.

Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray 3 ruux oo ay ku jirto gabar yar oo shan jir aheyd,kuwaasi oo loola cararay mid kamid ah Xarumaha Caafimaad eek u yaalla Magaalada Dhuusamaareb.

Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa isku gadaamay uu qaraxu ka dhacay,isla markaana ay ka wadaan baaritaano kala duwan oo la xiriira  qaraxaas ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb.

Ilo lagu kalsoonaan karo oo la hadlay Radio Dalsan ayaa u sheegay in shalay gudaha Dhuusamareeb la isla dhex marayay  warar sheegaya in gudaha Magaalada uu jiro qarax,isla markaana heegan buuxa la geliyay Ciidamada amniga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories