HomeWararSawirro:-Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Sawirro:-Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Waxaa isa soo taraya Khasaaraha ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Qaraxaas ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaayad ayr oo lagu shaaheyo oo ku taalla ka soo horjeedka Xarun lagu magacaabo Inji oo kamid ah Goobaha uu ku shaqeeyaa Maamulka Galmudug gaar ahaan Hay’addaha amniga maamulkaas. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa isa soo taraya Khasaaraha ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Qaraxaas ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaayad ayr oo lagu shaaheyo oo ku taalla ka soo horjeedka Xarun lagu magacaabo Inji oo kamid ah Goobaha uu ku shaqeeyaa Maamulka Galmudug gaar ahaan Hay’addaha amniga maamulkaas.

- Advertisement -

Ugu yaraan Shan Ruux ayaa ku dhaawacmay qaraxaas oo uu ka mid yahay Xildhibaan Sheekh Cabdiraxmaan Baraka-Qabe oo ka tirsan Xildhibaanada dowlad Goboleedka Galmudug,kaasi oo la geeyay Isbitaalka ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb.

Sidoo kale dadkii halkaasi ku dhaawacmay ayaa waxaa ku jiray Haweeneydii laheyd Maqaayada iyo Saddex Carrur oo ay dhashay,kuwaasi ku sugnaa Maqaayada xiliga uu qaraxu dhacayay,isla markaana waxaa  ku dhintay oo kaliya ruuxii Is-qarxiyay oo kaliya.

Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa isku gadaamay uu qaraxu ka dhacay,isla markaana ay ka wadaan baaritaano kala duwan oo la xiriira  qaraxaas ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii la soo dhaafay halkaas ka wada howlalo shaqo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts