HomeWararDEG DEG:-Qarax Ismiidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb

DEG DEG:-Qarax Ismiidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaa in halkaasi Goordhow uu ka dhacay qarax Ismiidaamin ah. Jugta qaraxa ayaa waxaa la sheegay in laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada oo dhan ,isla markaana waxaa uu sigaar ah uga dhacay goob Maqaayad ah oo ay fariisan jireen Mas’uuliyiin […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaa in halkaasi Goordhow uu ka dhacay qarax Ismiidaamin ah.

Jugta qaraxa ayaa waxaa la sheegay in laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada oo dhan ,isla markaana waxaa uu sigaar ah uga dhacay goob Maqaayad ah oo ay fariisan jireen Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Siyaasiyiinta.

- Advertisement -

Maqaayada uu qaraxu ka dhacay ayaa  waxa ay ku taallaa afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyadda Dhuusamareeb,waxaana qaraxa kadib la arkay qiiq iyo Uuro.

Wariyaha Warbaahinta Dalsan ee Magaaladda Dhuusamareeb ayaa waxaa uu soo sheegayaa inuu jiro Khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxaas,isla markaana waxaa halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug oo xiray Aaga uu falka ka dhacay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories