HomeWararWararkii ugu danbeeyay Weerarka lagu qaaday Hotel ku yaala Magaalada Kismaayo

Wararkii ugu danbeeyay Weerarka lagu qaaday Hotel ku yaala Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-midaamin ah iyo weerat toos ah oo lagu qaaday Hotelka Ex- Cas-Casey ee bartamaha Kismaayo, iyadoo dabley hubeysan ay gudaha u galeen hotelka.


Weerarkan ayaa ku bilowday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay albaabka hore ee hotelka, waxaana xigay rag hubeysan oo gudaha u galay hotelkaasi oo amnigiisa aad loo ilaaliyo, ayna degan yihiin qaar ka mid ah murashaxiinta Jubbaland iyo Qurbejoog.

Ciidamada amniga Jubbaland ayaa la dagaalamaya dableyda weerarka ku qaaday Hotela, waxaana lasoo weriyey qasaare kala duwan, iyadoo rasaas xoogan iyo bambooyinka gacanta laga tuuro laga maqlayo hotelka.

Waxaa la xaqiijiyey inuu weerarka ku dhintay weriye Maxamed Cumar Sahal [Gacmo Dheere] oo u shaqeyn jiray TV-ga SBC iyo Radio Ergo. Alshabaab ayaa sheegatay weerarka lagu qaaday hotelka Cas-casey magaalada Kismaayo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories