HomeWararXuutiyiinta Yemen oo dil ku xukuntay dad lagu eedeyey Basaasnimo

Xuutiyiinta Yemen oo dil ku xukuntay dad lagu eedeyey Basaasnimo

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamadda Maleeshiyadda Xuutiyiinta ku leeyihiin caasimadda dalkaasi ee Sansa waxay shalay dil toogasho ah ku xukuntay 30 qof oo lagu eedeeyey inay u basaasi jireen Isbahaysiga Milliteriga Sacuudiga ee weerarka ku haya Xuutiyiinta. Ilo Garsoorka ayaa sheegay in dadka la soo eedeeyey ku jiraan Aqoonyahano, Culumaa’udiin, Arday iyo Ganacsato, kuwaasi oo ay Xuutiyiinta u xirnaa […]

- Advertisement -

Maxkamadda Maleeshiyadda Xuutiyiinta ku leeyihiin caasimadda dalkaasi ee Sansa waxay shalay dil toogasho ah ku xukuntay 30 qof oo lagu eedeeyey inay u basaasi jireen Isbahaysiga Milliteriga Sacuudiga ee weerarka ku haya Xuutiyiinta.

Ilo Garsoorka ayaa sheegay in dadka la soo eedeeyey ku jiraan Aqoonyahano, Culumaa’udiin, Arday iyo Ganacsato, kuwaasi oo ay Xuutiyiinta u xirnaa ugu yaraan hal sanno.

- Advertisement -

Dhibanayaasha dilka lagu xukumay waxaa ka mid ah Yuusuf Al-bawaab oo ah Professor ku takhasusay Luqadaha, kaasi oo la xiray dabayaaqadii sannadkii 2016-kii.

Dhinaca kale, Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International waxay cambaareeyeen Xukunkaasi, waxayna ugu baaqeen Xuutiyiinta inay sii daayaan dadka ay dilka ku xukumeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories